Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaanka Qaranka ee Sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Imtixaanka ayaa sanadkaan waxaa u fadhistay arday gaarso 36 kun 34 Ardayda kuwaas ku nool gobalka Banaadir iyo maamul gobaleedyada dalka waxaana imtixaanka ku baasay Arday gaarso 33kun 6 68 arday halka ay hareen 2kun 366 arday.
Warbixintaan waxaaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.