imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo laga daahfuray Kismaayo

0
234

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyna ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdi qaadir Xaaji Maxamuud iyo wasiirka wasaarada waxbarashada Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa si wadajir uga daahfuray imtixaanka fasalka sideedaad ee dugsiyada dhaxe.

Imtixaanka ayaa si siman uga wada bilowday degmooyinka iyo deeganada Jubbaland iyaga o ardeyda ku galaya xarumo loo qorsheeyay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan