imtixaanka Shahaadiga ah sanad dugsiyeedka 2022-2023 ee Soomaliland oo hargeysa laga daahfuray

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Magaalada Hargeeysa ka daah furay imtixaanka Shahaadiga ah ee maamulka Soomaliland ee sanadka dugsiyeedka 2022-2023.

Imtixaanka ayaa waxaa u fariisatay 41 kun oo Arday oo isugu jira fasalada shahaadiga sida faslka afaraad iyo fasalka sideedaad.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey