Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Dhexe oo laga daah furay Muqdisho

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexeoo ay u fadhiisteen arday gaareysa 41, 639.

Munaasabadda Furitaanka Imtixaanka waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha guud ee agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir, Saraakiisha qaabilsan Imtixaanaadka iyo madax kale oo ka tirsan Maamulka G/Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here