imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad ee Hirshabeelle oo laga daah furay Baladweyne.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, hiddaha iyo tacliinta sare ee Hirshabeelle Saciid Hagar Camalow iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Weheliye ayaa xarunta jaamacadda Baladweyne, horeyna u aheyd iskuul Axmed Warsame uga daah imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad ee Hirshabeelle.

Imtixaankan ayaa waxaa ka qeyb galaya in ka badan 7,900 oo ardey oo ku nool inta badan degmooyinka iyo deegannada Hirshabeelle.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here