Imtixaankii dhexe iskuullada Baladweyne oo bilowday.

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka Ka bilowday imtixaanka mid tearmka ee iskuulada kuyaalo magaalada kuwaasi oo lagu talagalay in sare lagu qaado waxabarshada Ardayada.

Goobaha waxabarshada ee hadda bilaabay imitixaanka ayaa wax kamid ah iskuulka Ramadaan oo kuyaalo xaafda Howl-wadaaga gaar ahaan laata Heegan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxmed Maxamuud.