In badan 60 macalin oo baratay Towjiidka qur’aanka kariimka iyo axkaamtiisa oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen 60 macalin oo baratay Towjiidka qur’aanka kariimka iyo axkaamtiisa islamarkana ka aflaxday machadka Tafawuq ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galay bahda waxbarashada,, ardeyda qalin jabisay, waxgarad, culumaaudiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.