In ka baan 440 ardey oo ka qalin jabisay jaamacadda Boosaaso.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 445 arday oo dhameeysatay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Boosaaso ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada.

Munaasabada ayaa kasoo qaybgalay Maamulka Jaamacadda Boosaaso, Bahda Waxbarashada Degmada, Waalidiin , Macalimiin , Ardayda loo qaybtay Munaasabada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey