In ka badan 100 arday oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalaada Burco ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 100 arday oo baratay Xifdinta Qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Markizka Maka Al-Mukarama.

Munaasabada lagu maamuusayay Ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Markizka, Culimo udiin , Macallimiin , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here