In ka badan 100 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen in ka badan100 arday oo dhameeysatay Qur’aanka kariimka  kana aflaxay machadka Daarul-Culuum ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.

Waxana ka qeybgalay munaasabada maamulka machadka, Waalidiin, Macalimiin, ardayda qalinjabineyso iyo  Martisharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here