In ka badan 100 ardey oo ka qalin jabisay jaamacadda Plasma ee magaalada Baladweyne.

0
143

Baladweyne ( Radio )-Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana ay ku qalin jabinayeen 110 ardey oo ka aflaxday jamaacadda Plasma ayaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xubno ka tirsan maamulka Jamaacadda Plasma, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabada.

Warbixintan waxa noo haysa Xaawo Aadan Xuseen.