In ka badan 100 ardey oo ka qalin jabisay jaamacadda Plasma faraceeda magaalada dhuusareeb.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )- In ka badan 100 Arday oo baratay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Plasma faraceeda gobolka Galgaduud, ayaa xaflad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Dhuusamareeb. waxaana ka qeyb galay xaflada qalin jabinta mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada galmudug maamulka jaamacada plasma, bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan Waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi