In ka badan 100 ardey oo ka qalin jabisay machadka Taqwa ee magaalada Hargeysa.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiiri galinaayey inkabadan 102 arday oo dhameeyey dugsiga hoose  dhaxe iyo xirfadaha gacanta islamarkaana ka aflaxay Machadka Taqwa.

Munaasabada waxa kasoo qeyb galay maamulka Machadka Taqwa, Bahda waxbarashada,  waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.