In ka badan 100 ardey oo ka qalin jabisay madarsada Kowneyn ee Muqdisho.

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 100 Arday oo dhameysatay qur’aanka kariimka iyo shareecda islaamka kuwaas ka aflaxay madarsada koowneyn ee magalada Muqdisho.

waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka madarsada ,  Bahda waxbarashada ,  waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.