In ka badan 100 ardey oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Guriceel.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay culuumta caafimaadka, kombiyuutarka iyo farshaxanka kana aflaxay machadka Tayo ayaa lagu qabtay degmada Guriceel.

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here