In ka badan 100 qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Qabridahar.

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Qabridahar ayaa 100 qoys oo danyar ah u qaybiyay raashin kala duwan si ay ugu afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Deeqadan ayaa iskugu jirtay  rashiinka  noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo saliid.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here