In ka badan 115 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Hormuud ee magaalada Baladweyne.

0
481

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jibinayeen 115 oo ka baxay schoolka hormuud ayaa lagu qabtay magaalada baladweyne  waxaana aradada qalin jibisay ay barteen maadooyinka caafimaadka saxaafada fagaara ka hadalka iyo luqada English ka.

Xaflada qalin jibinta ayaa waxaa ka qeyb galay bahda wax barashada waalidiin gudoomiyaha ururka haweenka gobolka hiiraan iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here