Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deeq rashiin ah ayaa loo qeybi In ka badan 115 qooysa oo ka mid ah dadkii ay sameysay fatahadii wabiga Shabeelle ee ku dhuftay maagalada Baladweyne
deeq rashiin ah ayaa ka koobneed bur bariis sokor iyo saliid.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.