In ka badan 12 arday oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Ibnu cabaas ee Baladweyne.

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 12 ardayda ayaa fursado waxbarsho oo lacag la,aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe ee binu cabaas ee magalada Baladweyne

Ardayda heshay fursadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.