Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 120 Arday oo dhameeysay madooyinka Caafimaadka ,Computer, umulisonimada ,iyo Engilish kana aflaxay mac,hadka ileeys ayaa munaasabad loogu qabtay magaalada Baladweyne.
Waxaana ka qeyb galay munsabadan mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


