In ka badan 1200 oo ardey oo imtixaanka dugsiyada dhexe loogu soo gaba gabeeyay Luuq.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iyadoo dhamaan guud ahaan dalka uu gabgabo marayo imtxaanka sanad dugsiyeedyada iskuulada dalka ayaa Maamulka dugsiga hoose dhexe ee degmada Luuq waxa ay sheegeen in ay soo gabagabeeyeen imtixaanka sanad dugsiyeeedka 2022 2023.

Ardeyda sanadkan u fariisatay Imtixaanka dugsiga Luuq ayaa gaareyso 1,200 oo arday

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan