Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 1200 Qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool Baydhabo ayaa la gaarsiiyay Deeq gargaar ah oo ka timid boqrtooyada sacuudiga
Deeqdaan raashinka ah ayaa iskugu jirtay raashinka noocyadisa kala duwan sida bur bariis basto iyo sokor
waxa soo jeedineysa Xaawo Luul Aadan


