In ka badan 124 dhalinyaro oo laga hor istaagay inay dalka ka tahriiban.

0
49

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada Soomaliya ayaa joojisay in kabadan 124 dhalinyaro ah kuwaasi oo uscday tahriib.

 

dhalinyaradan ayaa doonayay nolol kaduwan mida ay hada dalkooda kula nool yihiin.

 

si kastaba dowlada Soomaliya ayaa mudooyinkan waday da,daalo ay kusoo daabuleyso dhalinyarada ku xayiran dalalka shishiiye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here