In ka badan 125 ardey oo ka qalin jabisay machadka Hogaan oo munaasabad loogu qabtay magaalada Baladweyne.

0
264

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadaan ay ku qalin jabinyeen  Arday dhameysatay Barashada cilmiga computerka qeybahiisa kala duwan isla markaana ka aflaxday Machadka hogaan academy ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne

Waxana ka qeyb galay munsabadan mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here