In ka badan 130 arday oo difaacday bugaagtooda qalin jabinta Jaamacadda Plasma ee Baladweyne.

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka Badan 130 Ardey oo wax ka bartay jaamacada Balasma faraceeda Baladweyne ayaa maanta hoolka jaaamacada balasma Baladweyne loogu qabtay munaasabada difaacashada buugooda qalin jibinta kuwaas oo bartay kuliyadaha kala duwan ee ay bixiso jaamacada.

Aradada maanta difaacday buugooda qalin jibinta ayaa ka qalin badalanayay lix kuliyadood oo sida uu radio beerlula u sheegay maamulaha jaamacada balasma faraceeda Baladweyne Candinaasir cabdi wabar waxana uu aradada ka qalin badalaneysa kula dardaarmay in ay sii wataan waxbarashadooda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.