In ka badan 130 ardey oo bartay qur’aanka kariimka iyo shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
98

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 130 Arday oo dhameysatay quraanka kariimka iyo shareecada islaamka

Waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka madarsada bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.