In ka badan 15 arday oo dhameeyay dugsiga dhexe oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Mareer Guur.

0
143

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Mareerguur ee gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin badalanayeen 15 arday oo dhameysay dugsiga Dhexe ee Al-ma’muun.

munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka dugsiga, Mas’uuliyiin katirsan maamulka Galmudug Waalidiin, iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.