In ka badan 15 arday oo fursado waxbarasho ka helay Iskuulka Al Jaziira ee Baladweyne

0
77
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 50 arday oo islugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka Al jasiira ee magaalada baladweyne

Ardaydaan ayaa ka soo jeedo qoysas danyar ah kuwaasoo iska bixi wayay qarashaadka waxbarashada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here