In ka badan 15 ardey oo baratay xirfaddaha farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku qalin jabinyeen 15 ardayda baratay xirfadaha farasamada gacanta sida Cilad bixinta gaadiid,Nashqadeeynta,hormarinta beeraha ,Ganacsiga iyo habka loo maamulo gooobaha caafimaadka kana aflaxay machadka hargeysa tignikaal ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa

Waxana ka qeyb galay mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here