In ka badan 15 wado oo laga dhagaxdhigay degmada Dharkeenleey

0
180

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Dharkenley oo kaashanaya Shirkada Jazeera ayaa degmada dharkeenleey ka dhagaxdhigay 15 Wado oo Interlock ah.

Wadooyinkan ayaa dhamaan laga dhisayaa degamada dahrkeenleey kuwaasi oo mudaba bulshada dhib ay ku qabeen.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here