In ka badan 150 arday oo baratay Xirfadaha suuqgeeynta iyo Xisaabaadka oo munsaabad loogu qabtay Muqdisho.

0
216

Baladweyne (Radio Beerlula)-150 arday baratay Xirfadaha suuqgeeynta, Xisaabaadka islmarkaana ka aflaxday Machadka Sofware ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Muqdisho.

Munaasabad ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Machadka , Bahda Waxbarashada, Waalidiin, macalimiin iyo aradayda loo qabtay Munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.