In ka badan 150 arday oo u fadhiistay imtixaanka waxbarashda dadka waaweyn magaalada Dhagaxbuur.

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabadan 150 arday ayaa u fadhiistay imtixaanka waxbarashda dadka waaweyn ee magaalada Dhagaxbuur ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiyo ardaydaan oo dhiganeeysay qaybta waxbarshada dadka waaweyn.

imtixaankaan ayaa ah mid ardayda lagu tijaabinaayo waxaan soo diyaariyay waaxda waxbarashda dadka waaweyn ee xafiiska dowlad deegaanka Soomaalida.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here