In ka badan 150,000 oo qof oo iska diiwaan galiyey milatariga dalka Mozambique.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku dhawaad 150,000 oo qof ayaa iska diiwaan galiyay shaqada milatariga ee dalka Mozambique ilaa sanadkan.

Waxay isugu jiraan 96,741 rag ah iyo 52,481, iyadoo la filayo in hawsha diiwaangelintu ay sii socoto illaa dhammaadka bisha.

Askar qorista waa ku qasab dadka da’doodu u dhaxayso 18 iyo 35 ee Mozambique.

Waxay hore ugu qasbanaan jireen in ay laba sano ciidan aahadaan,haddase waxaa laga dhigay shan sano.