In ka badan 160 arday oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 150 arday oo dhameeysatay culuumta Caafimaadka , Computer-ka iyo luuqada Ingiriiska islamarkaana ka aflaxday Machadka Modern.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka, Macalimiin , Culimo udiin, Waalidiin,Dhallinyaro iyo Haween.

Warkan Waxaa Inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here