In ka badan 160 dhalinyaro ah oo dib loogu soo celiyay dalka.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 170 muwaadin oo dhallinyaro soomaaliyeed ah isla markaana ku xernaa dalka Libya ayaa maanta lagu guuleystay In dalka dib loogu soo celiyo .

Dhallinyarada oo laga soo dajiyay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib usoo celintooda door ka qaadatay Midowga Yurub, Hay’adda IOM iyo Dowlada Soomaaliya.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here