Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee Gobalka karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiiri giliniyay 17 arday oo kaal maha Hore ka gashay imtixaanka shahaadiga ah ee maamulka Puntland.
Munaasabadda oo aay soo agaasimeen maamulka iskuulka Shiikh Maxamed ee Qardho ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiinta Gobalka karkaar,Bahda waxbarashada Magaalada,walidiin,arday iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.