In ka badan 17 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Almacriifa ee magaalada Baladweyne.

0
364
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabaddan oo aheyd mid  shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay 17 ardey oo dhameystay dugsiga sare ee Almacriifa ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galay bahda waxbarashada walidinta ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Maamulaha iskuulka Almacriifa Xassan Xuseen Cali ayaa ka waramaya marxaladihii kala duwan ee ay soo mareen ardeyda qalin jabisay.

Xubnaha ka qeyb galay munaasabadda ayaa hadalo dardaran ah u jeediyay ardeyda qalin jabisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here