Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayen in kabadan 20 arday oo baratay maadooyiin kombiyuuterka iyo luuqada ingiriiska islamarkaana ka aflaxday Machadka culuumta Saynis iyo Tiknoolajiyada ee Ibdaaac.
waxa ka qayb galay Munaasabada maamulka machadka Ibdaac bahda waxbarashada , waalidiin iyo marti Sharaf kale.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.