In ka badan 20 arday oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Qabrigorad

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)- Inkabadan 20 arday oo bartay Xifdinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Macahadaka Shariifa ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Qabri gorod ee hoostaga Gobalka Togdheer.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Machadkaa, Waalidiin ,Macalimiin , Culimo udiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here