In ka badan 20 dhalinyaro ah oo la baray sida loo damiyo dabka oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-20 dhallinyaro ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan loogu soo xiray Tababar kusaabsan barashada iyo la dagaalanka Dabka.

Tababarkaan oo socday mudo shan maalmood ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay xiritaankiisa Xildhibaano, Macalimiin, Odayaal, Haween iyo dhallinyarada loo soo xiray Tababarka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey