In ka badan 20 dhallinyaro ah oo tababar loogu qabtay Gaalkacyo

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ka furtay Tababar kusaabsan xoojinta aqoonta iyo wacyigelinta dhalinyarada ee dowlad wanaagga iyo isbeddelka cimilada.

Tababarka waxaa ka faaidaysanaya 20 Dhallinyaro ah kuwaas oo laga soo xulay goobaha Waxbarashada ee Magaalada Galkacyo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here