In ka badan 20 saxafi oo iskugu jira wiilal iyo gabdho oo tababar looga furay Baydhabo.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka KFG soomaaliya ayaa tababar loogu qabtay inkabadan 20 saxafi oo iskugu jira wiilal iyo gabdho kuwaasi oo ah kuwa ku cusub Saxaafadda

tababarkan oo soco doono mudo laba maalin ah ayaa waxa soo qaban qaabiyey ururka suxufiyiinta ee FESOJ waxaana laku bari doonaa wariyaasha casharro ku saabsan sida loo diyaariyo wararka iyo Barnaamijyada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi