In ka badan 20 saxafi oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Qardho.

0
26

Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan 20 suxufiyiin ah ayaa tababar la xiriira aas aasiyaaada saxaafada loogu soo xiray magaalada Qardho waxaa taabagelinayaya Ururka Saxafiyiinta Soomaliyeed ee Fesoj.

Tababarkaan oo socday mudo laba maalmood ayaa waxaa Saxafiyiinta lagu barayay aas aasiyaadka saxaafada sida Anshaxa saxaafada iyo sida warar loo sameeyo.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here