In ka badan 200 oo arday oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Muqdisho.

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 200 oo arday oo dhameeyey kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Imaam ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Munaasabada qalin jabinta ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Jaamacada Imam, Bahda Waxbarashada Gobalka Banaadir , Waalidiin , Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.