In ka badan 200 oo arday oo munaasabad qalin jibineed lagu qabtay Garoowe

0
152

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen In ka badan laba boqol oo arday islamarkana ka aflaxday dugisga Al-xikma ee Garoowe.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan dowadda gobaleedka Puntland,maamulka dugsiga Al-xikma,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdimajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here