Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinyeen in ka badan 200 oo haween ah kuwaas oo bartay xirfaaha farsamada gacanta sida xarqaanka dhar karinta iyo cilaan saarka Kuwasoo ka qalin jabiyay machadka tababar haweenka ee dhuusomareeb.
Haweenkan ayaa xirfadahaan la barayay mudo dhan 6 bil kuwaasoo hada ay u dhamtay barashada xirfadahii ay mudada soo wadeen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


