In ka badan 200 qoys oo deeq raashiin loogu qeybiyay deegaanno ka tirsan gobolka Hawd.

0
122

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudidda Abaaraha maamulka Soomaaliland ayaa inkabadan 200 oo qoys deeq raashiin ah ugu qaybiyay deegaano hoos hoosyimaada Gobalka Hawd.

Deeqdaan raashiinka ah waxaa ay isugu jireen Bariis, Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here