In ka badan 203 oo deeq waxbarasho ka helay dalka Itoobiya oo munaasabad sagootin ah loogu qabtay Garoowe

0
260

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabaddan oo aheyd mid lagu sagootinayay 203 ardey oo deeq waxbarasho ka helay dalka itoobiya ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, waxana ka qeyb galay guddoomiyaha baarlamanka Puntland, wasiiro, xildhibaano iyo xubno ka tirsan maamulka Puntland.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here