In ka badan 205 arday oo tababar loogu soo gabagabeey magaalada Hargeisa.

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland ayaa tababar magaalada Hargeysa ugu soo gaba gabeeysay dufcaddii 4-aad  ee 205 arday oo bartay xirfadaha kala duwan ee tiknoolajiyadda.

Ardaydan loo soo gabagabeeyay tababarka ayaa waxaa ay ka kala socdeen wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ,wasaaradda macdanta iyo tamarta ,iyo waliba qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala deegannada Somaliland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.