In ka badan 23 ardey oo ka qalin jabisay kolojka horumarinta qaranka ee Baladweyne

0
387

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabaddan oo aheyd mid shahaadooyin lagu guddoonsinayay 23 ardey oo bartay cilmiga caafimaadka islamarkana ka baxday kolojka horumarinta qaranka faraciisa magaalada Baladweyne, ayaa waxaa ka qeyb galay bahda waxbarashada waaldiin, maamulka iskuulka, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Munaasabadda ayaa lagu qabtay xaafadda xaawo taako ee magaalada Baladweyne.

Sacdiyo Maxamed Maxamuud ayaa warbixintan noo heysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here